Yashuuca 24:7 ~ 約 書 亞 記 24:7

picture

O o markay Rabbiga u qayshadeen ayuu gudcur kala dhex dhigay idinka iyo Masriyiintii, oo badduu ku soo daayay oo ku daboolay; oo indhihiinnaad ku aragteen wixii aan ku sameeyey Masar; oo idinna maalmo badan ayaad cidlada degganaydeen.


你 們 列 祖 哀 求 耶 和 華 , 他 就 使 你 們 和 埃 及 人 中 間 黑 暗 了 , 又 使 海 水 淹 沒 埃 及 人 。 我 在 埃 及 所 行 的 事 , 你 們 親 眼 見 過 。 你 們 在 曠 野 也 住 了 許 多 年 日 。

Continue reading Report error