O o Yashuuca wuxuu dadkii oo dhan ku yidhi, Rabbiga ah Ilaaha reer binu Israa'iil wuxuu leeyahay, Awowayaashiin waxay waa hore degganaan jireen Webigii shishadiisa, oo waxaa ka mid ahaa Terax oo ahaa aabbihii Ibraahim iyo Naaxoor; waxayna u adeegi jireen ilaahyo kale.
Na ka mea a Hohua ki te iwi katoa, Ko te korero tenei a Ihowa, a te Atua o Iharaira, I noho o koutou matua i mua i tawahi o te awa, a Teraha matua o Aperahama, matua hoki o Nahora: i mahi ano hoki ki nga atua ke.
Continue reading Report error