M arkaad ku xadgudubtaan axdigii Rabbiga Ilaahiinna ahu idinku amray, oo aad ka tagtaan, ee aad u adeegtaan ilaahyo kale, oo aad iyaga u sujuuddaan, de markaasaa cadhada Rabbigu idinku kululaan doontaa, oo aad haddiiba ka baabbi'i doontaan dalka wanaagsan oo uu idin siiyey.
Коли ви переступите заповіта Господа, Бога вашого, що Він наказав вам, і підете й будете служити іншим богам, і будете вклонятися їм, то запалиться гнів Господній на вас, і ви скоро погинете з того хорошого Краю, що його Він вам дав.
Continue reading Report error