Yashuuca 23:14 ~ Joshua 23:14

picture

B al eega, maanta waxaan mari doonaa jidka dadka dhulka jooga oo dhan; idinkuna waad ku og tihiin qalbigiinna oo dhan iyo naftiinna oo dhan, inaan wax keliyuhu ka baaqan kulli wixii wanaagsanaa oo Rabbiga Ilaahiinna ahu xaggiinna kaga hadlay; laakiinse kulligood way idiin wada ahaadeen oo mid keliyuhu kama baaqan.


“Now behold, today I am going the way of all the earth, and you know in all your hearts and in all your souls that not one word of all the good words which the Lord your God spoke concerning you has failed; all have been fulfilled for you, not one of them has failed.

Continue reading Report error