Yashuuca 22:9 ~ Иисус Навин 22:9

picture

M arkaasaa reer Ruubeen, iyo reer Gaad, iyo reer Manaseh badhkiis ayaa noqday, oo ka tegey reer binu Israa'iil oo joogay Shiiloh taasoo ku taal dalkii Kancaan, inay u kacaan dalkii Gilecaad, kaasoo ahaa dalkii hantidooda ahaa, ee ay ku hantiyeen amarkii Rabbigu Muuse u soo dhiibay.


И рувимиты, гадиты и половина рода Манассии оставили израильтян в Шило, что в Ханаане, чтобы вернуться в Галаад, в свою землю, которой они овладели по повелению Господа, данному через Моисея. Жертвенник «Свидетель»

Continue reading Report error