L aakiinse aad iyo aad u dadaala inaad yeeshaan amarkii iyo sharcigii uu addoonkii Rabbiga ee Muuse ahaa idinku amray, kuwaasoo ah inaad Rabbiga Ilaahiinna ah jeclaataan, oo aad ku socotaan jidadkiisa oo dhan, oo aad amarradiisa xajisaan, oo aad isaga aad u sii xajisataan, oo aad qalbigiinna oo dhan iyo naftiinna oo dhan ugu adeegtaan.
Тільки дуже пильнуйте виконувати заповідь та Закона, що наказав був вам Мойсей, раб Господній: любити Господа, Бога вашого, і ходити всіма Його дорогами, і додержувати Його заповіді, і линути до Нього, і служити Йому всім вашим серцем та всією вашою душею.
Continue reading Report error