Yashuuca 22:33 ~ 約 書 亞 記 22:33

picture

O o reer binu Israa'iilna waa ku farxeen warkaas. Markaasaa reer binu Israa'iil Ilaah ammaaneen, oo mar dambena kuma ay hadlin inay dagaal ugu kacaan, oo ay baabbi'iyaan dalka ay reer Ruubeen iyo reer Gaad deggan yihiin.


以 色 列 人 以 这 事 为 美 , 就 称 颂 神 , 不 再 提 上 去 攻 打 流 便 人 、 迦 得 人 、 毁 坏 他 们 所 住 的 地 了 。

Continue reading Report error