Yashuuca 22:29 ~ Иисус Навин 22:29

picture

I laah ha naga fogeeyo inaannu Rabbiga ku caasiyowno, oo aannu ka leexanno lasocodkii Rabbiga, oo aannu meel allabari u dhisno qurbaan la gubo, iyo qurbaan hadhuudh ah, ama allabari, taasoo aan ahayn meeshii allabariga Rabbiga Ilaaheen ah ee ku hor taal taambuuggiisa.


Да не будет с нами того, чтобы нам сегодня восстать против Господа и отступить от Него, соорудив иной жертвенник для всесожжений, хлебных приношений и жертв, нежели тот жертвенник Господа, нашего Бога, что находится перед Его скинией.

Continue reading Report error