Yashuuca 22:28 ~ Иисус Навин 22:28

picture

S idaas daraaddeed waxaannu isnidhi, Markay sidaas waa dambe inagu yidhaahdaan innaga ama farcankeenna, waxay noqon doontaa oo aannu ku odhan doonnaa, Bal eega, hannaankii meeshii allabariga oo Rabbiga, ee ay awowayaasheen dhiseen oo aan lagu bixin qurbaanno la gubo ama allabari, laakiinse waa markhaati inoo dhexeeya annaga iyo idinka.


Мы говорили, что если они когда-нибудь скажут это нам или нашим потомкам, мы ответим: «Посмотрите на жертвенник, который соорудили наши отцы по образу жертвенника Господа не для всесожжений или приношений, но для свидетельства между нами и вами».

Continue reading Report error