M arkaasaa reer binu Israa'iil waxay maqleen in la yidhi, Reer Ruubeen, iyo reer Gaad, iyo reer Manaseh badhkiis ayaa meel allabari ka dhisay darafka dalka Kancaan, meeshaas oo ah gobolka u dhow Webi Urdun oo ah dinaca ay leeyihiin reer binu Israa'iil.
А израелтяните чуха да се говори: Ето, Рувимовите синове, Гадовите синове и половината от Манасиевото племе издигнали жертвеник в предната част на Ханаанската земя, в околността на Йордан, на страната, която принадлежи на израелтяните.
Continue reading Report error