Yashuuca 21:38 ~ Joshua 21:38

picture

O o waxay qabiilkii reer Gaadna ka heleen Raamod oo ku dhex taal Gilecaad iyo agagaarkeedii, oo taasu waxay ahayd magaaladii magangalka u ahayd gacankudhiiglaha, iyo Maxanayim iyo agagaarkeedii,


And out of the tribe of Gad, Ramoth in Gilead, as the city of refuge for the slayer, and Mahanaim,

Continue reading Report error