Yashuuca 21:25 ~ Josué 21:25

picture

O o qabiilkii reer Manaseh badhkiisna waxay ka heleen Tacanaag iyo agagaarkeedii, iyo Gad Rimmoon iyo agagaarkeedii, oo intaasu waxay ahayd laba magaalo.


De la media tribu de Manasés recibieron dos ciudades con sus ejidos: Tanac y Gat Rimón.

Continue reading Report error