Yashuuca 21:11 ~ ﻳﺸﻮﻉ 21:11

picture

O o waxaa la siiyey Qiryad Arbac, oo Arbacna wuxuu ahaa Canaaq aabbihiis (oo taasuna waa Xebroon), oo waxay ku tiil dalka buuraha leh ee reer Yahuudah, iyada iyo agagaarkeeda ku wareegsanba.


أعطُوهُمْ قَرْياتَ أرْبَعَ، التي هي حَبْرُونُ الواقِعَةَ فِي مِنْطَقَةِ يَهُوذا الجَبَلِيَّةِ وَمَراعِيها حَولَها. وَأربَعُ هُوَ أبُو عَناقَ.

Continue reading Report error