Yashuuca 2:22 ~ 約 書 亞 記 2:22

picture

K olkaasay tageen, oo waxay yimaadeen buurtii, oo halkaasay saddex maalmood joogeen, ilaa ay raacdadii ka soo noqotay; oo raacdadiina jidka oo dhan bay ka doondooneen, laakiinse ma ay helin.


二 人 到 山 上 , 在 那 裡 住 了 三 天 , 等 著 追 趕 的 人 回 去 了 。 追 趕 的 人 一 路 找 他 們 , 卻 找 不 著 。

Continue reading Report error