Yashuuca 2:18 ~ 約 書 亞 記 2:18

picture

M arkii aannu dalka nimaadno, xadhiggan dunta guduudan ah waa inaad ku xidhaa daaqaddii aad naga dejisay. Oo waa inaad guriga gudihiisa ku soo urursataa aabbahaa, iyo hooyadaa, iyo walaalahaa, iyo reerka aabbahaa oo dhan.


我 们 来 到 这 地 的 时 候 , 你 要 把 这 条 朱 红 线 绳 系 在 缒 我 们 下 去 的 窗 户 上 , 并 要 使 你 的 父 母 、 弟 兄 , 和 你 父 的 全 家 都 聚 集 在 你 家 中 。

Continue reading Report error