Yashuuca 19:34 ~ Исус Навиев 19:34

picture

O o soohdintu waxay u leexatay xagga galbeed tan iyo Asnood Taaboor, oo halkaasna waxay ugu baxday xagga Xuqoq; oo waxay gaadhay ilaa xagga koonfureed oo Sebulun, oo haddana waxay gaadhay xagga galbeed oo Aasheer, iyo tan iyo reer Yahuudah oo Webi Urdun xagga qorraxdu ka soo baxdo ka xiga.


и границата завиваше към запад до Азнот-тавор, и от там излизаше при Укок, и досягаше Завулон на юг, а досягаше Асир на запад и Юда при Иордан към изгрева на слънцето.

Continue reading Report error