O o soohdintu waxay u baxday oo ka laabatay waaxda galbeed xaggeeda koonfureed, iyo xagga buurta ku hor taal Beytxooroon xaggeeda koonfureed; oo soohdinta dhammaadkeedu wuxuu u baxay Qiryad Bacal taasoo ah Qiryad Yecaariim ee ahayd magaalo ay reer Yahuudah leeyihiin, intaasu waxay ahayd waaxdii galbeed.
Giới hạn giăng vòng từ phía tây về hướng nam, tức từ núi đối ngang Bết-Hô-rôn về phía nam; rồi giáp Ki-ri-át-Ba-anh, tức là Ki-ri-át-Giê -a-rim, thành của người Giu-đa. Đó là miền tây.
Continue reading Report error