O o waxay u dhowaadeen wadaadkii la odhan jiray Elecaasaar, iyo Yashuuca ina Nuun, iyo amiirradii, oo waxay ku yidhaahdeen, Rabbigu wuxuu Muuse ku amray inuu walaalahayo dhexdooda dhaxal naga siiyo. Oo sidaas daraaddeed amarkii Rabbiga aawadiis ayuu Yashuuca dhaxal ku siiyey walaalihii aabbahood dhexdooda.
Те дойдоха пред свещеника Елеазар, пред Исус, Навиновия син, и пред първенците и казаха: Господ заповяда на Моисей да ни даде наследство между братята ни. Затова според Господнето повеление той им даде наследство между братята на баща им.
Continue reading Report error