Yashuuca 17:2 ~ Иисус Навин 17:2

picture

O o reer Manaseh iyo reerahoodii intii hadhay iyana qayb bay heleen; kuwaas oo ahaa reer Abiiceser, iyo reer Xeeleq, iyo reer Asrii'eel, iyo reer Shekem, iyo reer Heefer, iyo reer Shemiidaac; intaasu waxay ahaayeen ilmihii labka ahaa ee Manaseh ina Yuusuf sidii reerahoodii ahaayeen.


Достались и прочим сынам Манассии, по племенам их, и сынам Авиезера, и сынам Хелека, и сынам Асриила, и сынам Шехема, и сынам Хефера, и сынам Шемиды. Вот дети Манассии, сына Иосифова, мужеского пола, по племенам их.

Continue reading Report error