Yashuuca 17:18 ~ Иисус Навин 17:18

picture

l aakiinse dalka buuraha leh idinkaa yeelan doona; waayo, in kastoo uu duud yahay, waad jari doontaan, oo meelaha laga baxona idinkaa yeelan doona, maxaa yeelay, waxaad eryi doontaan reer Kancaan in kastay leeyihiin gaadhifardood bir ah, oo ay xoog badan yihiin.


но и покрытые лесом нагорья. Расчистите их, и их крайние пределы будут вашими. Пусть у хананеев есть железные колесницы, и пусть они сильны – вы их прогоните.

Continue reading Report error