Yashuuca 17:15 ~ 約 書 亞 記 17:15

picture

M arkaasaa Yashuuca wuxuu iyagii ku yidhi, Haddaad dad badan tihiin, haddaba kaca oo duudda taga, oo waxaad soo goosataan dalka reer Feris iyo kan reer Rafaa; maxaa yeelay, dalka buuraha leh oo reer Efrayim waa idinku cidhiidhi.


約 書 亞 說 : 你 們 如 果 族 大 人 多 , 嫌 以 法 蓮 山 地 窄 小 , 就 可 以 上 比 利 洗 人 、 利 乏 音 人 之 地 , 在 樹 林 中 砍 伐 樹 木 。

Continue reading Report error