Yashuuca 17:11 ~ Joshua 17:11

picture

O o reer Manaseh waxay reer Isaakaar iyo reer Aasheer ku dhex lahaayeen Beytshe'aan, iyo magaalooyinkeedii oo dhan, iyo Yiblecaam iyo magaalooyinkeedii, iyo dadkii degganaa Door iyo magaalooyinkeedii, iyo dadkii degganaa Ceyn Door iyo magaalooyinkeedii, iyo dadkii degganaa Tacanaag, iyo magaalooyinkeedii, iyo dadkii degganaa Megiddoo iyo magaalooyinkeedii, iyo xataa saddexdii meelood ee dhaadheerayd.


Also Manasseh had in Issachar and in Asher, their inhabitants and their villages: Beth-shean, Ibleam, Dor, Endor, Taanach, and Megiddo.

Continue reading Report error