Yashuuca 17:1 ~ 約 書 亞 記 17:1

picture

O o intanuna waxay ahayd qaybtii qabiilka reer Manaseh, waayo, isagu wuxuu ahaa curadkii Yuusuf. Maakiir oo ahaa curadkii Manaseh oo aabbe u ahaa Gilecaad, wuxuu helay Gilecaad iyo Baashaan, maxaa yeelay, isagu wuxuu ahaa dagaalyahan.


瑪 拿 西 是 約 瑟 的 長 子 , 他 的 支 派 拈 鬮 所 得 之 地 記 在 下 面 。 至 於 瑪 拿 西 的 長 子 基 列 之 父 ( 父 或 作 : 主 ) 瑪 吉 , 因 為 是 勇 士 就 得 了 基 列 和 巴 珊 。

Continue reading Report error