Yashuuca 16:7 ~ Joshua 16:7

picture

o o intay Yaanooxaah ka tagto ayay sii martay Cataarood, iyo ilaa Nacaraah, oo waxay gaadhay Yerixoo, markaasay ka sii baxday Webi Urdun.


and gone down from Janohah Ataroth, and to Naarath, and touched against Jericho, and gone out at the Jordan.

Continue reading Report error