Yashuuca 15:7 ~ Joshua 15:7

picture

o o soohdintu waxay sii martay Debiir, marka laga tago dooxadii Caakoor, iyo xagga woqooyi ee ku soo jeedda Gilgaal, taasu waxa weeyaan meel ku toosan jiirta Adummiim, taasoo ku taal webiga dhiniciisa koonfureed; oo soohdintu waxay sii martay biyaha Ceyn Shemesh, oo dhammaadkeedu wuxuu ahaa Ceyn Rogeel agteeda;


Na haere tonu te rohe ki runga, ki Repiri, atu i te raorao o Akoro, na ka anga atu whaka te raki ki te ritenga o Kirikara, o te wahi i mua mai o te pikitanga ki Arumine, ki tera i te taha tonga o te awa: a i haere tonu te rohe ma nga wai o Enehem ehe, a ko ona pakarutanga atu i Enerokere:

Continue reading Report error