Yashuuca 15:5 ~ Иисус Навин 15:5

picture

O o soohdinta barina waxay ahayd ilaa Badda Cusbada leh, iyo tan iyo meesha uu Webi Urdun ku dhammaado. Oo waaxda woqooyi soohdinteeduna waxay ahayd badda gacankeeda u dhow meesha uu Webi Urdun ku dhammaado;


Восточная граница – это Соленое море до устья Иордана. Северная граница начиналась от залива в море при устье Иордана,

Continue reading Report error