O o maalintaas ayuu Muuse dhaartay, oo yidhi, Hubaal dhulkii cagtaadu ku joogsatay wuxuu dhaxal u ahaan doonaa adiga iyo carruurtaada weligiin, maxaa yeelay, daacad baad u raacday Rabbiga Ilaahayga ah.
وَأقسَمَ مُوسَى فِي ذَلِكَ اليَومِ وَقالَ: ‹الأرْضُ الَّتِي ذَهَبْتَ إلَيها سَتُصْبِحُ مِيراثاً لَكَ وَلِنَسلِكَ مِنْ بَعدِكَ إلَى الأبَدِ، لِأنَّكَ تَبِعْتَ إلَهِي مِنْ كُلِّ قَلْبِكَ.›
Continue reading Report error