A fartan sannadood baan jiray markii addoonkii Ilaah oo Muuse ahaa iga diray Qaadeesh Barneeca inaan dalka soo basaaso; oo sidii qalbigayga ku jirtay ayaan ugu soo war celiyey.
I was forty years old when Moses the servant of the Lord sent me from Kadesh Barnea to spy out the land, and I brought back word to him as it was in my heart.
Continue reading Report error