Yashuuca 14:15 ~ Joshua 14:15

picture

O o waagii hore Xebroon magaceeda waxaa la odhan jiray Qiryad Arbac; oo Arbacna wuxuu ahaa ninkii ugu weynaa reer Canaaq. Oo dalkiina dagaal wuu ka xasillay.


Now the name of Hebron was formerly Kiriath-arba; for Arba was the greatest man among the Anakim. Then the land had rest from war.

Continue reading Report error