Yashuuca 14:12 ~ 約 書 亞 記 14:12

picture

H addaba sidaas daraaddeed i sii buurtan Rabbigu maalintaas ka hadlay, waayo, waad maqashay maalintaas in reer Canaaq halkaas joogay, oo ay magaalooyinkoodu waaweynaayeen, deyrarna lahaayeen. Mindhaa Rabbigaa ila jiri doona, waanan eryi doonaa sidii Rabbigu ku hadlay.


求 你 將 耶 和 華 那 日 應 許 我 的 這 山 地 給 我 ; 那 裡 有 亞 衲 族 人 , 並 寬 大 堅 固 的 城 , 你 也 曾 聽 見 了 。 或 者 耶 和 華 照 他 所 應 許 的 與 我 同 在 , 我 就 把 他 們 趕 出 去 。

Continue reading Report error