Yashuuca 13:1 ~ Иисус Навин 13:1

picture

Y ashuuca waa da' weynaa, gaboowna wuu la dhacay, oo kolkaasaa Rabbigu wuxuu isagii ku yidhi, Adigu waad da' weyn tahay oo gaboowna waad la dhacday, laakiinse weliba waxaa hadhay dal badan in la hantiyo.


Когда Иисус состарился, вошел в лета, тогда Господь сказал ему: ты состарился, вошел в лета, а земли брать в наследие остается еще очень много.

Continue reading Report error