Yashuuca 10:3 ~ Joshua 10:3

picture

S idaas daraaddeed boqorkii Yeruusaalem oo ahaa Adonii Sedeq wuxuu u cid diray boqorkii Xebroon oo ahaa Hoohaam, iyo boqorkii Yarmuud oo ahaa Firaam, iyo boqorkii Laakiish oo ahaa Yaafiica, iyo boqorkii Cegloon oo ahaa Debiir, oo wuxuu ku yidhi,


Therefore Adoni-zedek king of Jerusalem sent word to Hoham king of Hebron and to Piram king of Jarmuth and to Japhia king of Lachish and to Debir king of Eglon, saying,

Continue reading Report error