Yashuuca 10:25 ~ ﻳﺸﻮﻉ 10:25

picture

M arkaasaa Yashuuca wuxuu iyagii ku yidhi, Ha cabsanina, hana qalbi jabina; xoog yeesha oo aad u dhiirranaada; waayo, Rabbigu sidaasuu u geli doonaa cadaawayaashiinna aad la diriraysaan oo dhan.


فَقالَ يَشُوعُ لَهُمْ: «لا تَخافُوا وَلا تَخُرْ عَزِيمَتُكُمْ. تَقَوُّوا وَتَشَجَّعُوا لِأنَّ اللهَ سَيَعمَلُ هَذا بِكُلِّ أعْدائِكُمُ الَّذِينَ سَتُحارِبُونَهُمْ.»

Continue reading Report error