Yashuuca 10:19 ~ ﻳﺸﻮﻉ 10:19

picture

l aakiinse intiinna kale ha joogsanina; ee cadaawayaashiinna eryada, oo laaya intooda ugu dambaysa, oo ha u oggolaanina inay galaan magaalooyinkooda; waayo, Rabbiga Ilaahiinna ah ayaa iyaga gacanta idiin geliyey.


لَكِنْ لا تَبْقُوا هُناكَ. طارِدُوا أعداءَكُمْ وَهاجِمُوهُمْ مِنَ الوَراءِ. لا تَسْمَحُوا لَهُمْ بِأنْ يَدْخُلُوا مُدُنَهُمْ، لِأنَّ إلَهَكُمْ نَصَرَكُمْ عَلَيهِمْ.»

Continue reading Report error