O o markaasaa qorraxdii istaagtay; dayaxiina waa joogsaday, Ilaa ay quruuntii ka aarsatay cadaawayaashoodii. Tanu miyaanay ku qornayn kitaabkii Yaashaar? Oo qorraxdii waxay ku joogsatay samada dhexdeeda, umana ay degdegin inay hoos u dhacdo maalin dhan.
И слънцето застана на място и луната се спря, докато народът отмъщаваше на неприятелите си. Това не е ли записано в Книгата на Праведния? Слънцето застана сред небето и не бързаше да си отиде почти цял ден.
Continue reading Report error