Yashuuca 10:12 ~ Исус Навиев 10:12

picture

M arkaasaa Yashuuca Rabbiga la hadlay maalintii Rabbigu reer Amor u dhiibay reer binu Israa'iil, oo wuxuu reer binu Israa'iil hortooda ka yidhi, Qorraxday, istaag Gibecoon korkeeda, Adiguna, Dayaxow, waxaad kor istaagtaa dooxada Ayaaloon.


Тогава говори Исус Господу, в деня когато Господ предаде аморейците на израилтяните, като рече пред очите на Израиля: Застани, слънце, над Гаваон, И ти, луно, над долината Еалон.

Continue reading Report error