K itaabkan sharcigu waa inaanu afkaaga ka tegin, laakiinse waa inaad u fiirsataa habeen iyo maalinba, si aad u dhawrtid wax alla waxa ku qoran oo dhan, waayo, markaasaad jidkaaga ku barwaaqoobi doontaa, waanad liibaani doontaa.
This book of the Law must not leave your mouth. Think about it day and night, so you may be careful to do all that is written in it. Then all will go well with you. You will receive many good things.
Continue reading Report error