Yashuuca 1:4 ~ Iosua 1:4

picture

O o soohdintiinnu waxay noqon doontaa marka laga bilaabo cidlada, iyo Lubnaantan, iyo xataa tan iyo webiga weyn oo ah Webi Yufraad, iyo dalka reer Xeed oo dhan, iyo tan iyo badda weyn ee xagga qorraxdu u dhacdo.


Teritoriul vostru se va întinde de la pustie până la Liban şi de la Râul cel Mare, râul Eufrat, cuprinzând toată ţara hitiţilor, până la Marea cea Mare, în apus.

Continue reading Report error