O o sidii aannu Muuse wax walba uga dhegaysan jirnay ayaannu adigana kaaga dhegaysan doonnaa. Rabbiga Ilaahaaga ahu uun ha kula jiro siduu Muuse ula jiray oo kale.
According as we hearkened unto Moses in all things, so will we hearken unto thee: only Jehovah thy God be with thee, as he was with Moses.
Continue reading Report error