Yashuuca 1:15 ~ 約 書 亞 記 1:15

picture

i laa Rabbigu walaalihiin nasiyo, siduu idinkaba idiin nasiyey, oo ay iyana hantiyaan dalkii Rabbiga Ilaahiinna ahu iyaga siinayo; oo markaasaad ku soo noqon doontaan dalkii hantidiinna, oo waad hantiyi doontaan dalkii addoonkii Rabbiga oo Muuse ahaa idinka siiyey Webi Urdun shishadiisa oo ah xagga qorrax ka soo baxa.


等 到 耶 和 華 使 你 們 的 弟 兄 像 你 們 一 樣 得 享 平 安 , 並 且 得 著 耶 和 華 ─ 你 們 神 所 賜 他 們 為 業 之 地 , 那 時 才 可 以 回 你 們 所 得 之 地 , 承 受 為 業 , 就 是 耶 和 華 的 僕 人 摩 西 在 約 但 河 東 、 向 日 出 之 地 所 給 你 們 的 。

Continue reading Report error