Yashuuca 1:11 ~ Joshua 1:11

picture

B al xerada dhex mara, oo waxaad dadka ku amartaan, oo ku tidhaahdaan, Saadkiinna diyaarsada, waayo, saddex maalmood waa inaad kaga gudubtaan webigan Urdun inaad gashaan oo hantidaan dalkii Rabbiga Ilaahiinna ahu hanti ahaan idiin siinayo.


Pass through the camp and command the people, saying, Prepare food; for within three days ye shall pass this Jordan, to enter in to inherit the land, which the LORD your God gives you to inherit.

Continue reading Report error