Yacquub 3:12 ~ Giacomo 3:12

picture

W alaalahayow, geed berde ahu miyuu dhali karaa saytuun, ama geed canab ahu miyuu dhali karaa midho berde ah? Sidaas oo kalena biyo dhanaanu macaan ma ay noqon karaan. Xigmadda Beenta Ah Iyo Tan Runta Ah


Può forse, fratelli miei, un fico produrre olive, o una vite fichi? Neppure una sorgente salata può dare acqua dolce. Sapienza umana e sapienza che viene dall’alto

Continue reading Report error