W aayo, markii Muuse amar kasta kula hadlay dadka oo dhan sida sharcigu leeyahay, wuxuu qaaday dhiiggii weylalka iyo orgiyada, iyo biyo, iyo dhogor guduudan, iyo geed husob la yidhaahdo, oo wuxuu ku rusheeyey kitaabka qudhiisa iyo dadka oo dhanba,
Ведь когда Моисей провозгласил всему народу все заповеди Закона, он взял кровь телят и козлов, смешал с водою, обмакнул в ней алую шерсть и ветку иссопа и окропил саму книгу и весь народ.
Continue reading Report error