Cibraaniyada 5:2 ~ Hebrews 5:2

picture

I sagu waa u naxariisan karaa kuwaan aqoonta lahayn iyo kuwa qaldan, maxaa yeelay, isaga qudhiisuba wuu itaal daranyahay.


able to be gentle to those ignorant and going astray, since himself also is compassed with infirmity;

Continue reading Report error