Cibraaniyada 13:17 ~ До євреїв 13:17

picture

H oggaamiyayaashiinna addeeca oo ka dambeeya, waayo, iyagu waxay ilaaliyaan naftiinna sidii iyagoo jawaab ka bixin doona. Taas farxad ha ku sameeyeen, oo yaanay qulubsanaan, waayo, taasu waxba idiin tari mayso. Farriin Iyo Duco


Слухайтесь ваших наставників та коріться їм, вони бо пильнують душ ваших, як ті, хто має здати справу. Нехай вони роблять це з радістю, а не зідхаючи, бо це для вас не корисне.

Continue reading Report error