Cibraaniyada 12:10 ~ Hebrews 12:10

picture

W aayo, iyagu dhawr maalmood ayay inoo edbiyeen sidii la wanaagsanayd, laakiin isagu wuxuu inoo edbiya si inoo faa'iido ah si aynu uga qayb galno quduusnimadiisa.


For they indeed, for a few days, punished us as seemed good to them; but he for our profit, that we may be partakers of his holiness.

Continue reading Report error