W aayo, sharcigu wuxuu leeyahay hooska waxyaalaha wanaagsan oo iman doona, laakiin ma leh suuradda waxyaalahaas qudheeda. Oo caabudayaasha marnaba kaamil kagama uu dhigi karo allabaryo sannad walba had iyo goor la bixiyo.
Бо Закон, мавши тільки тінь майбутнього добра, а не самий образ речей, тими самими жертвами, що завжди щороку приносяться, не може ніколи вдосконалити тих, хто приступає.
Continue reading Report error