Cibraaniyada 1:9 ~ До євреїв 1:9

picture

A digu xaqnimada waad jeclayd, dembigana waad necbayd, Sidaas daraaddeed Ilaaha Ilaahaaga ahi wuxuu kuugu subkay Saliidda farxadda, oo kuwa ku weheliyana wuu kaa sarraysiiyey.


Ти полюбив праведність, а беззаконня зненавидів; через це намастив Тебе, Боже, Твій Бог оливою радости більше, ніж друзів Твоїх.

Continue reading Report error