T aas daraaddeed waxaan ku xusuusinayaa inaad kicisid hadiyadda Ilaah ee kugu jirta oo kuugu timid gacmosaariddaydii.
По этой причине раздуй пламя твоего дара, который ты получил от Бога через возложение моих рук.