1 Timoteyos 6:9 ~ 1-е Тимофею 6:9

picture

L aakiin kuwa doonaya inay taajir noqdaan, waxay ku dhacaan duufsasho iyo dabin iyo damacyo badan oo nacasnimo ah waxyeellona leh, oo dadka ku hafiya baabbi'in iyo halaag.


Те же, кто стремится разбогатеть, впадают в искушение и попадают в ловушку множества глупых и опасных желаний, которые погружают людей в пучину несчастья и гибели.

Continue reading Report error